Degaanada Al-shabaab oo si weyn looga dabaaldegay Ciidul- adxaa (Sawirro)

Degaanada Al-shabaab ayaa maanta si weyn looga dabaaldegay maalinta koowaad ee ciidul- adxaa. Bulshada ku nool degmada Jilib ayaa saaka si wayn isugu soo baxay fagaaraha wayn ee loo bixiyey Macallin Aadan Xaashi Ceyroow, fagaarahaasi oo ku caanbaxay salaadaha ciidda iyo fulinta xukunada Al-shabaab. Sidoo kale degaanka Galhareeri oo ka tirsan gobolka galgaduud oo ay … Continue reading Degaanada Al-shabaab oo si weyn looga dabaaldegay Ciidul- adxaa (Sawirro)